Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Uganda Air oo duulimaad ka billowday Muqdisho


Garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde waxaa ku soo sii xoogeysanaya tartan shirikadaha caalamiga ah iyo kuwa gobolka ee dayuuradaha.

Kadib muddo 20 sanadood ka badan oo Muqdisho ay ka go’odoonsaneyd duulimaadyada ganacsi ee caalamiga ah, ayaa bishii march ee sanadkii 2012-kii waxaa duulimaad ka bilowday shirikadda Turkish Airlines.

Wixii markaa ka dambeeyay, waxaa ku soo biiray shirikado ay ka midyihiin Kenya Airways, Qatar Airways, Ethiopian Airlines iyo maanta oo ay Muqdishu ay duulimaad ka bilowday shirikadda Uganda Air.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

Uganda Air oo duulimaad ka billowday Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

XS
SM
MD
LG