Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay roobab ka da'ay Hargeysa


Hargeysa

3 qof ayaa ku dhintay inta la ogyahay 18 kalena way ku dhaawacmeen roob dabaylo watay oo xalay ka da’ay magaalada Hargaysa.

Dadka dhaawaca ah ayaa la sheegay in badankood uu dhaawacoodu sahlan yahay islamarkaana lagu daweynayo isbitalka guud ee magaalada Hargeysa.

Warbixintan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG