Ururka Ahlu- Sunna Wal-Jamaaca ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa goor dhowayd soo saaray war-saxaafadeed ku eedaynayaan dawladda Soomaaliya inay jebisay heshiiskii dhexmaray labada dhianc horranatii bishii hore.
Ahlu Sunna Wal-Jamaaca waxay sheegtay in wixii dhib ah ee ka dhasha arrintaas ay dawladda federaalka qaadi doonto mas’uuliyaddeeda.
Ahlu-Sunna ayaa ku eedeeyey dowladda Soomaaliya inay ciidamo kusoo daabulayaan magaalada Dhuusomareeb.
Facebook Forum