Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir u furmay hanti-dhowrayaasha Soomaaliya


Afgooye

Mas’uuliyiinta hanti-dhowrka ee dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta uu shir uga furmo Muqdisho, waxaana la sheegay in ujeeddadan kulankan ay tahay xaqiijinta isla-xisaabtanka.

Waxyaabaha laga wada-hadlayo ayaa waxaa ka mid ah suurta-galnimada in hanti-dhowrka heer federal uu la xisaabtami karo maamul goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa Muqdishonooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG