Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Jeneraal Daahir Indhaqarshe


VOA microphone
VOA microphone

Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore beddeshay taliyayaashii ciidanaka gaar ahaan ciidamada milatariga, booliiska, asluubta iyo hay’adda nabadsugidda. Haddaba waxaa noo suurtogashay inaan waraysi la yeelano Taliyaha xilka kasii degaya ee ciidanka xoogga Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe oo xilka laga qaaday iyadoo bilihii u dambeeyey ay ciidanku guulo ka keeneen dagaallo ka dhacay Shabeellada Hoose.

Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey hawlgalladii ugu dambeeyey ee ciidanka.

dhageyso Wareysiga Gen. Indhaqarshe
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:41 0:00

XS
SM
MD
LG