Saldhig ay yeelanayaan ciidamada amniga Galmudug ayaa la sheegay in laga hirgalinayo duleedka Gaalkacayo si ay qayb uga noqoto adkaynta amniga.
Qorshaha saldhiggan ayaa ah sidii wax looga qaban lahaa kooxo burcad ah oo falal amni darro ka gaysta magaalada Gaalkcyo, kuwaas oo soo kordhayey dhowaanahan.
Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Gaalakcyo.
Facebook Forum