Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharax Canadb oo ka hadashay doorashadii Jubaland


Canab Maxamed Daahir
Canab Maxamed Daahir

Doorasho ka dhacday magaalada Kismayo ayaa maanta waxaa madaxweynaha Jubaland dib loogu doortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa helay 56 cod, halka Canab Maxamed Daahir oo kaalinta labaad ka gashay codeynta ay heshay 17 cod. Doorashada ayaa waxaa codeeyey 73 xildhibaan.

Canab Maxamed Daahir ayaa aheyd murashixii ugu dhowaa ee ku soo xigay Axmed Madoobe iyadoo heshay 17 cod.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka taleefanka Kismayo kula xiriitay Canab.

Musharax Canadb oo ka hadashay doorashadii Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG