Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta bani'aadamnimada oo laga xusay Muqdisho


Maanta waxaa caalamka laga xusay maalinta bani’aadamnimada caalamka, waxaana munaasabad looga hadlayo xaalada bani’aadamnimo ee Soomaaliya lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdishu.

Munaasabaddaas ayaa diiradda lagu saaray caqabadaha haysta haweenka Soomaalida ee ka shaqeeya gargaarka.

Haddaba waa sidee xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya iyo doorka haweenka?

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Caasha Ibraahim Aadan waxay hordhigtay Maama Aamina Xaaji Cilmi oo muddo dheer kasoo shaqaynayey arrimaha bani’aadamnimada iyo xuquuqda aadanaha, madaxna ka ah Ururka Badbaadinta Haweenka iyo Caruurta Soomaalida.

Maalinta bani'aadamnimada oo laga xusay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG