Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey doorashada Jubaland


Dhaarinta xildhibaannada Jubaland

Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa sheegay inuu beddelay mowqifkiisii haatanna uu u tanaasulay nabadda Jubbaland, sida uu ku sheegay cod fiidiyow ah oo lasoo duubay.

Dhinaca kale, xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya oo ku sugan Kismaayo, ayaa eedeeyey xukuumadda iyo beesha caalamka, ayaga oo taageersan hanaanka doorashada Jubaland.

Arrintaas iyo wararkii ugu dambeeyey ee Jubbaland waxaa warbixintan nooga diyaariyey Xuseen Barre Aadan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG