Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Trump oo Soo Saaray Sharci Cusub oo Quseeya Muhaajiriinta


AP Poll Civic Duty 5 Things
AP Poll Civic Duty 5 Things

Maamulka madaxweyne Trump ayaa toddobaadkan ku dhowaaqay sharci cusub oo si gaar ah u taabanaya dadka soo galootiga ah ee dalkan Maraykanka, gaar ahaan dadka aan aqoon luuqadda Ingriiska iyo kuwa kaalmada ka qaata dowladda.

Haddaba sharican iyo qodobada ugu muhiimsan ee ku jira ayay Caasho Ibrahim (Caasho-Cuud) ka wareystay Aaden Bataar oo madax ka ah Hay’adda Socdaalka iyo dib-u-dejinta Qaxootiga ee gobolka Utah, taas oo u adeegta dhamaan dadka imaanaya dalkan Maraykanka ee raba inay sharciga dalkan helaan.

Dhageyso Wareysiga oo Dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

XS
SM
MD
LG