Waxaa socda dadaal loogu jiro in beelaha ku nool maamul goboleedka Galmudug ay kasoo wada qaybgalaan shirweyne dib u heshiisiin ah oo maalinta berri ah ka furmi doona magaalada Dhuusamareeb.
Haddaba dareenka kala duwan ee laga qabo shirkaasi waxaa warbixintan nooga soo diray weriyaha VOA ee Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.
Facebook Forum