Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan xarumaha aan ahayn hay’adaha caalamiga ah, ee laga sameeyo gudaha goobaha ay degan yihiin dadka baahiyaha qaba ee u baahan gargaarka bani’aadannimo. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.