Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Faa'iiada la Saaxiibista Carruurtaada


Haweenka iyo Qoyska
Haweenka iyo Qoyska

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska toddobaadkan ku saabsan kaalina ay saaxiibtinimada ka dhaxeysa waalidka iyo carruurtiisa, iyo sidoo kale fahamka waalidka ee qaab nololeedka dalalka ay ku noolyihiin ay ka qaadan karto in ulmuhu u hoggaansamo hab-dhaqanka uu waalidku doonayo in ilmihiisa u qaato.

Dhageyso barnaamijka oo dhan.

Dhageyso Barnaamijka oo Dhan
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:20 0:00

XS
SM
MD
LG