Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Cawad oo ka hadlay kulankii Muuse Biixi


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiiro ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku kulmay magaalada Makka, intii lagu gudo jiray gudashada waajibaadka Xajka.

Haddaba wariyeheena Harun Macruf ayaa khadka telefonka kula xiriiray wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad islamarkaana ka wareystay kulanka.

Waxa uu marka hore weydiiyey, halka ay gudashada xajku hadda u marayso.

Dhageyso Kulanka Biixi iyo Wasiirada D. Federalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG