Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiyo: Guddoomiyayaasha guddiyada doorashada Jubaland


Jubaland

Laba liis oo kala duwan oo xildhibaanno ah ayaa looga dhowaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland.

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ee uu soo magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xalay ku dhawaaqay xubnaha xildhibaanada ee baarlamaanka Jubbaland ee soo dooran doona madaxweynaha.

Xildhibinaadaas ayaa maanta lagu dhaariyey munaasabad ka dhacday magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale guddi doorasho oo taageersan mucaaradka Jubbalaand ayaa iyaguna ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee Jubbaland.

Xuseen Barre ayaa ka tirsan VOA ayaa wareystay guddoomiyaha guddiga doorashada ee uu magacaabay Axmed Madoobe, Xamse Cabdi Barre iyo guddoomiyaha guddiga doorashada mucaaradka, Axmed Aabi Aaden.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG