Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad rayid ah oo lagu dilay Ceel Afweyn


Sanaag
Sanaag

Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay magaalada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ka dib markii ay dablay hubaysani rasaas ku fureen meel kaalin shidaalka laga qaato ah.

Wararka ayaa sheegaya in dadka dhintay ay saddex ka mid ahi dumar yihiin, iyadoo sidoo kale ay rasaastaas ku dhaawacmeen shan qof oo kale.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa falkan ka wareystay maayarka degmada Ceel Afweyn Cabdirixiin Aw Yuusuf, waxaanu ugu horeyn weydiiyey goorta uu weerarku dhacay.

Dad rayid ah oo lagu dilay Ceel Afweyn
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00

XS
SM
MD
LG