Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin Kenyan ah oo lagu dilay Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa maanta lagu dilay magaalada Boosaaso, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga.

Ninkan ayaa ka shaqeynayey shirkadda kalluumaysiga Ocean, waxaana dilkiisa gaystay askari ka mid ahaa ilaalda shirkadda.

Taliyaha booliska qeybta gobolka Bari ayaa VOA u sheegay in la hayo ninkii dilka gaystay.

Dhinaca waxa magaalada maanta ka dhacay qarax lala beegsaday ciidamada amniga

Warbixintan waxaa noo soo diray Yuusuf Maxamed Yuusuf.

Nin Kenyan ah oo lagu dilay Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:26 0:00

XS
SM
MD
LG