Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lafta-gareen oo ku Baaqay Xasilooni ka Dib Dilkii Cali-Marguus


Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen oo shalay ka qaybgalay aaska ganacsade Cali Aaden Marguus oo JImcihii lagu dilay magaalada Baydhabo ayaa ku baaqay in la joojiyo dilalka ku saleysan aanooyinka qabiil ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay magaalada Baydhabo, isagoo sidoo kalene balanqaaday in lasoo qabanayo dadkii ka danbeeyay dilka ganacsade Cali Marguus.

Dhageyso warbixin uu wariyaha VOA ee Muqtaar Maxamed Catoosh ka soo diray magaalada Baydhabo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG