Isku xirrada

War Deg-Deg ah

In Ka Badan 2 Miliyan oo Muslimiin ah Ayaa Maanta Taagan Banka Carrafo


In ka badan laba miliyan oo Muslimiin ah ayaa maatan taagan banka carrafo iyagoo gudanaya waajibaadka xajka ee sanadlaha ah ee sannadkan.

Sheekh C/raxmaan Shariif, imaamka masaajidka Daarul Hijra ee magalada Mineaplis ee gobolka Minasota ayaa sharraxaya faa'oodooyinka iyo fadliga ay maalintani u leedahay muslimiinta, kuwa jooga banka Carrafo iyo kuwa aan joogin labaduba. Caasho Ibrahim Aden ayaa wareystay Sheekha.

Dhageyso waresysiga fa'iidooyinka Xajka.

Dhageyso Fa'iidooyinka Xajka
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:13 0:00

XS
SM
MD
LG