Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in maanta ciidamada dowladda ee magaalada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeyneey ay sheegeen inay dooneysay inay isku qarxiso saldhig boolis oo gawaarida lagu baaro.
Jacfar Kuukaay ayaa dhacdadan ka wareystay, gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isaaq alqaadi,