Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland iyo Amisom oo ka wada-hadlay doorashada


Jubaland

Mas’uulyiinta maamulka Jubaland iyo kuwa hawlgalka nabad ilaalinta ee Amisom ayaa maalintii shalay ka wada hadlay arrimo ku saabsan doorashada dhawaan ka dhici doonta maamulka Jubaland.

Labada dhinac ayaa isku afgartay qaabka loo maamuli doono ammaanka goobta lagu qaban doono doorashada madaxtanimada Jubaland.

Arrintan ayaa imanaysa xilli uu maalmihii la soo dhaafay cirka isku sii shareerayey khilaaf ka taagan soo xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland.

Warbixin amuurtaasi ku saabsan waxa magaalada Nairobi nooga soo diray wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG