Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoraa Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Yemen


Allaha u naxariistee waxaa magaalada Caddan ee dalka Yemen toddobaadkii hore ku geeriyooday Xaamid Jaamac oo ahaa qoraa, turjumaa iyo suugaanyahan Soomaali ah.

Xaamid Jaamac ayaa Buugaag badan oo Af-ingiriis ku qorneyd u turjumay Carabi, waxaanu madax kasoo noqday wargeyso caan ah oo uu ka mid ahaa wargayska Al-Ayaaam oo kasoo baxa Yemen.

Wuxuu sidoo kale kamid ahaa aas-aasayaashii xisbiga Al-tajamuc Al-waxdawi ee waddankaasi.

Haddaba geeridiisa ayaa Jacfar Kuukaay uu ka waraystay Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Sudan, Xuseen Xaaji Axmed oo aqoon durugsan u leh marxuumka geeriyooday.

Qoraa Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Yemen
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00

XS
SM
MD
LG