Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Eng. Yariisow oo Beri la Aasi Doono


Yariisow
Yariisow

Dadka Magaalada Muqdisho ayaa weli ku jira baroor diiqda geeridii Allah u naxariistee duqii Magaalada, oo doraad u dhintay qarax xarunta maamulka gobolka ka dhacay 24kii bishii la soo dhaafay.

Dhinamashaa Yariisow, ayaa ka mid aheyd maalmihii murugada ee ay u soo joogeen dadka magaalada.

Dhinaca kale, duugta meydka Gudoomiyaha oo lagu waday inay maanta dhacdo ayaa dib loogu dhigay berito.

Wariyaha VOAda Cabduqlaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso Xasuusta Eng. Yariisow
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG