Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka


VOA microphone

Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qodobo uu ku jiro dilkii loo geystay guddoomiyihii gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow).

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG