Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo baaq u dirtay dowladda dhexe


Deni
Deni

Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya “in faroglinta” laga daayo doorashada madaxtinimada ee dowlad goboleedyada dalka.

Munaasabad lagu qabtay magaalada Garowe oo ay ka qeybgaleen madax ka socotay dowladda Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa sidoo kale looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, dhameystirka dastuurka KMG ah iyo sidii loo heli lahaa nidaam doorasho oo dalka ka dhacda sanadka 2020.

Wariyaha VOA-da Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Boosaaso.

Puntland oo baaq u dirtay dowladda dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

XS
SM
MD
LG