Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cirro oo ka hadlay heshiiska xisbiyada Somaliland


Cabdiraxmaan Cirro

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Wadani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ka hadlay heshiiskii ay dhawaan gaareen saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland.

Cirro oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo ay ka midyihiin dagaalka gobolka Sanaag.

Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan noo soo dirtay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG