Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Malaysia: Somalia oo ka qeyb-gashay shirka dhaqaalaha


Somalia Coat of Arms

Magaalada Kuala Lumpur ee caasimadda dalka Malaysia waxaa lagu qabtay kullanka sannadaha ee isdhexgalka dhaqaalaha iyo bandhigga ganacsi ee wadama muslimiinta iyo Asia.

Kullankan ayaa waxaa dalalkii ka qeyb galay ka mid aheyd Soomaaliya.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa shirkan ka wareystay u qeybsanaha safaaradda Dowladda Federalka ee Soomaaliya ee Malaysia ee arrimaha ganacsiga iyo warshadaha Maxamed Abuukar Cabdi. Wuxuu ugu horeyn weydiiyay inuu faahfaahiyo shirkan waxa uu ahaa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG