Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Luqmaan Maxamed oo kaalinta 1-aad ka galay


Luqman Maxamed Nur

Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqday natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa.

Ku dhawaad 30 kun oo arday ayaa sanadkan imtixaanka u fadhiistay, iyada oo tiro kor u dhaafaysa 6 kun ay imtixaankii ku dhaceen.

Wasiirka Waxbarashada ee DF Soomaaliya ayaa sheegay in ardayga sanadkan dhibcaha ugu badan keenay uu yahay Luqmaan Maxamed Nur

Haddaba warbixin natiijada ku saabsan waxaa inoo haya Nuur Xasan Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG