Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiska xisbiyada Somaliland oo la dhaliilay


Madaxda Xisbiyada Somaliland
Madaxda Xisbiyada Somaliland

Heshiiskii ay dhawaan wada gaadheen saddexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland ayay qaar ka mid ah sharciyaqaanadda Somaliland ku tilmaameen inuu yahay is-faham guud oo ay gaadheen axsaabtu,

Waxay sheegeen in heshiiskaas aan lagu soo qaadin haba yaraatee qodobadii waa weyna ee caqabadda ku ahaa Doorashada sida saami qaybsigii iyo kuwo kale.

Wariye Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

Heshiiska xisbiyada Somaliland oo la dhaliilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

XS
SM
MD
LG