Maamulka HirShabelle ayaa billaabay kulamo looga arrinsanaayo dib u daadajinta Maamulka iyo dib u heshiisiin loo sameynaayo dadka degaanadas daga.
Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobalka Shabeellaha dhexe iyo Gudoomiyaha Gobalkaas Axmed Meyle Makaraan ayaa magaalada Baledweyne u joogo arrimo ay ka mid tahay dib u heshiisiin.
Gudoomiyaha Shabeellaha dhexe ayaa VOA uga waramay qaabka dib u heshiisiinta loo sameynaayo iyo arrimo kale oo la xiriira Gobalka Shabeellaha dhexe.
Facebook Forum