Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Dad loo xukumay dilkii Formosa


Boosaaso

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa maanta xukuno Dil ah ku ku riday dad lagu eedeeyay iney ka danbeeyeen dilkii maareeyihii dekedda Boosaaso iyo dilal kale oo ka dhacay Magaalada Boosaaso.

Mid ka mid ah eedeysanayaasha ayaa lagu helay inuu gabbaad siiyey nin dilay maareeyihii dekedda Boosaaso ee shirkadda DP World, Paul Formosa.

Warbixintan waxaa Boosaaso ka soo diray Yuusuf Maxamuud Yuusuf.

Boosaaso: Dad loo xukumay dilkii Formosa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

XS
SM
MD
LG