Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka


Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo uu ku jiro weerarkii Arbacadii toddobaadkan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaas oo mas'uuliyiin dhowr ahi ay ku dhinteen.

Weerarka waxaa sidoo kale si xun ugu dhaawacmay Guddoomiyihii Gobolka, ahna Duqa magaalada Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow)

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG