Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xamaasadda Xajka Sanadkaan


Kacbada sharafta leh ee barakeysan
Kacbada sharafta leh ee barakeysan

Xujeyda rabta in ay soo gudato xajka sanadkaan 2019 ayaa kusii qulquleysa magaalada Barakeysan ee Maka ee dalka Sacuudiga.

Haddaba maxaa ka cusub xajka sanadkaan. Warbixintaan waxaa ku eegaya Xuseen Barre Adan.

Dhageyso warbixinta Xajka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

XS
SM
MD
LG