Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiriirka Jubaland iyo federaalka oo sii xumaanaya


Axmed Madoobe

Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa shalay ku dhowaaqay inay hakinayaan xiriirkii ay la lahaayeen dawladda federaalka Soomaaliya.

Jubaland ayaa sheegtay in arrintan ay tahay meelgaar ah oo ku eg ilaa inta ay ka dhacayso doorashada hoggaanka maamul goboleedka.

Go’aanka Jubaland ayaa yimid xilli ay sidoo kale dowladda soo saartay qoraal ay ku diiday liiska odayaasha soo xulaya xildhibaanada maamulka.

Warbixintan waxaa Nairobi nooga soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG