Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo la waqtiyeeyey


Galmudug

Guddoomiyaha Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow ayaa sheegay in guddigoodu ay bilaabeen tallaabooyinkii ugu horreeyey ee shirka dib u heshiisiinta siyaasadda ee Galmudug.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dad 300 oo qof kor dhaafaya ay gogosha ku marti qaadeen, shirkaas oo bilaabanaya horaanta bisha August ee soo socota.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow waxaa wareystay wariyaha VOA-da ee gobolada dhexe Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG