Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dhismayaal lala beegsaday hoobiyeyaal


Muqdisho
Muqdisho

Wararka imanaya Muqdisho ayaa sheegaya in hoobiyayaal lala beegsaday meelo aan ka fogayn madaxtooyada oo ay ka mid yihiin iskuulka 15-ka May, iyo dhismayaal ay deggan yihiin siyaasiyiin.

Ilaa hadda ma cadda inuu wax khasaare ah ka dhashay weerarradan oo goor dhowayd ka dhacay Muqdisho. Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah.

XS
SM
MD
LG