Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qatar oo lala xiriiriyey qarax ka dhacay Soomaaliya


Wargayska The New York Times ee ka soo baxa dalkan Maraykanka ayaa daabacay maqaal xasaasi oo uu ku tilmaamay dalalka Khaliijka gaar ahaan Imaaraatka iyo Qatar inay si weyn ugu loolamayaan siyaasadda Somalia.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in ganacsade ku dhow amiirka Qatar uu sheegay in qarax ka dhacay magaalada Boosaaso la fuliyey si “sare loogu qaado danaha Qatar”, qaraxaas oo looga dan lahaa in Imaaraadka laga sarao Boosaaso.

Dowladda Qatar waxay sheegtay inaysan faro-gelin arrimaha gudaha dalalka kale, islamarkaana cid kasta oo sidaas sameysa aysan matalin.

Faahfaahinta warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya Xuseen Barre iyo Cabdixakiim Shirwac.

Qatar oo lala xiriiriyey qarax ka dhacay Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

XS
SM
MD
LG