Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Xaliimo Yareey

Xaliimo Yarey
Xaliimo Yarey

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheeekh Cabdiraxmaan ayaa shalay magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo ku meelgaar ah oo soo diyaariya sharciga doorashada.

Hadaba Guddigan iyo guud ahaan dhaqdhaqaaqyada doorashada Qaran ee Soomaaliya ayaan wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan uu wax ka weydiiyay, Gudoomiyaha Gudiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya Xaliimo Ismaciil Ibraahim oo loo yaqaano Xaliimo Yareey. Khadka taleefanka ee Gobolka Minnesotta ee dalkan Mareykanka oo ay ku sugantahay ayuu kula xiriiray.

Wareysi Xaliima Yareey
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00

XS
SM
MD
LG