Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Carwada bandhigga buugaagta oo la qabtay


Waxa magaalada Hargeysa ka furantay carwadda bandhigga buugaagta taasi oo noqonaysa carwadii 12-aad ee si xidhiidh ah loogu qabto Hargeysa sanadkasta. Warkan waxa nooga soo diray Hargeysa Khadar Maxed Cakule.

Warbixin: Bandhigga Buugaagta Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG