Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay soo saaray wareegto uu madaxweynaha ku magacaabay guddi cusub oo loogu magac daray Guddigga Dhab u heshiisiinta iyo Wada-hadalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo lix xubnood ka kooban.
Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.