Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Tacaddi kufsi oo ay barakacayaashu la kulmaan


Haweenka barakacayaasha ah ee ku nool gudaha Soomaaliya ayaa qaar badan oo ka mid ah waxay la kulaman kufsi wadareed xilliyada ay nolol maalmeedka qooyskooda la daalaa dhacayaan, waxaaana inta badan dhacda in ay baxdasadaan ragga kufsiyadaas geeysta.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin ayaa waraxbixintaan nooga soo dirtay magaaald Boosaaso.

XS
SM
MD
LG