Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dayax Madoobaad Lka laga Dareemay Soomaliland


Dad badan oo ku nool magaalada Hargeisa ayaa xalay u dareeray masaajidda si ay u duceystaan, ka dib markii uu dhacay dayax madoobaad.

Sida ay sheegeen culumada seyniska, dayax madoobaad ayaa dhaca marka qoraxda, dhulka iyo dayaxu ay isku beegmaan. taa micnaheedu waa in dhulku uu soo kala dhex galayo qorraxda iyo dayaxa, oo uu ka xannibayo iftiinka qorraxda inuu gaaro dayaxa.

Wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG