Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abukar oo Aragiisa Dib u Helay


Abukar Macalim Axmed

Qalliin lagu tilmaamay mid dhif iyo naadir ah ayay dhaqaatiir Turkish ah ku badbaadisay araga Abukar Macalim Axmed oo ah wiil Soomaaliyeed oo indhaha kaga dhacay qarax bishi April ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qalliinkaas oo ka dhacay isbitaal ku yaalla magaalada Ankara, ayay warbaahintaTurkiga ayaa ku tilmaantay horumar ay ku tallaabsadeen dhaqaatiirta indhaha ee Turkiga.

Abubakar ayaa muddo laba bilood ah ahaa qof aanan waxba arkin oo la hogaamiyo, ilaa uu ka tago magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga oo uu ka dhacay qalliinka uu araggiisa dib ugu helay.

Abukar oo wali magaalada Ankara ku sugayo qalliin kale oo looga sameyn doono isha bidix, ayaa waxaa khadka telefoonka ku wareystay Nur Hassan Nur. Ugu horreyn wuxuu ka hadlayaa marki uu haleelay qaraxa indhaha riday.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG