Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaababka Luqadda Ingiriiska loo baro Ardayda Muqdisho


Macalimiin ka tirsan Jaamacadda Muqdisho
Macalimiin ka tirsan Jaamacadda Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku nool arday badan oo wax ka barta kulliyada luqadaha ee qaar ka mid ah jaamacadaha ku yaalla caasimadda.

Inta badan waxaa isbadala qaababka ay macallimiinta luqadaha wax u baraan ardayda si loola jaanqaado tiknoolojiyadda casriga ah. Macallimiinta luqadaha dhiga ayaa ku dadaala sidii ay u heli lahaayeen buugaagti ugu danbeysay ee dhinaca waxbarashada akadeemiga ah.

Haddaba, maxaa is badal ah oo ku yimid qaababka ay macallimiinta Soomaaliya u baraan ardayda jecel barashada luqadda Ingiriiska ?.

Su,aashaasi iyo kuwo kale ayaa Nur Bukhari uu weydiiyay Maxamed Xuseen Mentalist oo ka mida macallimiinta dhalinyarada ah ee wax ka dhiga kulliyadda luqadaha ee Jaamacadda Muqdisho ee magaalada Muqdisho.

Halkaan ka dhageyso wareysiga macallim Maxamed Xuseen
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

XS
SM
MD
LG