WASHINGTON. D.C —
Suxufiyiinta magaalada Kismaayo ayaa xusay labadaii suxufi ee ku dhintay weerarkii Jimcihii Al-Shabab ay ku qaadday hoteel ku yaalla magaalada Kismaayo.
Labadaais suxufi ayaa kala ahaa Hodan Naaleeye iyo Maxamed Sahal Cumar “Gacmadheere”. Warbixintan waxaa noo soo diray Khadar Maxamuud Xareed.
Facebook Forum