Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhuusamareebo: Qarax Dilay Hal Askari 5 Kalena Dhaawacay


Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka dhacay qarax uu ku dhintay hal qof, shan kalana ay ku dhaawacmeen.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya waxa sababay qaraxan.

Waraku waxay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay goob shaaha lagu cabo oo u dhow meel lagu diiwaangeliyo ciidamada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca.

Dhuusamareeb waxaa in muddo ah ku sugnaa Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

XS
SM
MD
LG