Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhageyso: Warkii ugu dambeeyay ee xaaladda Kismaayo


Wararka ka imaanaya magaalada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay maanta degantahay, ka dib markii ay ciidamada amaanka saakay dileen kooxihii weeraray shalay ku qaaday hoteelka Cas-caseey .

Maamulka ayaa sheegay in 26 qof ay ku dhimatay weerarka 56 kalena ay ku dhaawacmeen.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa sheegay in afar ka mid ah maleeshiyadii al-Shabaab ee weerarka fuliyay la dilay. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warkan ka soo direy Kismaayo.

Dhageyso warkii ugu dambeeyay ee xaaladda Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG