Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo Ka Naxday Geerida Hodan Naaleeye


Hodan Naaleeye
Hodan Naaleeye

Shacabka iyo siyaasiyiinta dalka Canada ayaa ka murugooday dilki shalay magaalada Kismayo loogu geystay saxafiyadda Hodan Naaleeye.

Alla ha u naxariistee Hodan ayaa ku dhalatay Soomaaliya, balse iyada oo jirta lix sano u guurtay Soomaaliya iyada iyo qoyskooda. Dalka ayay dib ugu soo laabatay dhawaan.

Waxay ka mid aheyd iyada iyo seygeeda 26 qof oo shalay ku dhintay weerar ay Al Shabab ku qaadday hoteel ku yaalla magaalada Kismayo.

Warbixintaan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nur Xaaji.

Dhageyso warbixinta geerida Hodan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

XS
SM
MD
LG