Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Cawad: Maxkamad ayaa go'aan ka gaareysa kiiska badda


Maalmihii la soo dhaafay warbaahinta dalka Kenya waxey baahineysay in ra’isul wasaaraha Itoobiya uu kulansiinayo madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta.

Qaarkood ayaa daabacay in wada hadalka uu dhex dhexaadinayo ra’isul wasaaraha Itoobiya uu qeyb ka yahay muranka dhinaca badda ee labada dal ee ay dacwaddiisu ka furantahay maxkamadda Garsoorka Caalamiga ah (ICJ) ee Hague.

VOA ayaa arrimahaasi wax ka weydiisay, wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo magaalada London uga qeyb galaya shir weyne ku saabsan xuriyadda saxaafadda. Wariyaha VOA Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa weydiiyay waxa ka jira kulanka Uhuru Kenyatta iyo Farmajo.

Wareysi wasiirka rrimaha dibadda Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG