Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kheyre oo ballan-qaad u muujiyey Puntland iyo Galmudug

Ra’isul wasaaraha Soomaliya, Xasan Cali Kheyre, oo maalmahan ku sugnaa gobollada dhexe ayaa shalay tagay waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Kheyre oo dadweyne fara badan kula hadlayay garoonka Cawaale ee magaalada Gaalkacyo, ayaa u sheegay in dowladda federalka ay gacan ku siineyso labada maamul ee magaalada ka jira ee Puntland iyo Galmudug nabadeynta iyo isu soo dhaweynta bulshada. Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.

Socdaalka  RW Kheyre ee Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

XS
SM
MD
LG